Sunday, May 26, 2013
   
Text Size

Somaalida Minnesota oo Soo dhawaynaysa una Mahadcelinaysa Safiirka Turkiga u fadhiya Maraykanka

Asalamu Calaykum Waraxmah, waxaan idinku casumaynaa Umahad Celinta iyo soo dhawaynta Safiirka Turkiga Maraykanka u fadhiya Nimak Tan. Waa u Mahadcelin Dowlada Turkiga iyo Shacabkeeda, looga mahad naqayo waxtarka ay ummada Soomaaliyeed u gaysteen, fadlan kasoo qaybgal shirkan Soomaalida Minnesota ku qabanayso Minneapolis Convention Center bishan April 28,2012 3:00pm insha allaah. Waa arin wayn fadlan ku darso qorshahaaga.

Waxtarka Dowlada Turkiga ummada Soomaaliyeed tareen, ma’ahan arin aan halkaan kusoo koobi karno, haday noqon lahayd dhinaca Caafimaadka, waxbarashada, mucaawinada dadka tabaalaysan, khadka diyaaradooda oo Muqdishu lagu daray iyo Siyaasadaba. Waxaan tusaale usoo qaadanaynaa, waxqabadkoodii ugu danbeeyey ee ku aadanaa dhinaca caafimaadka.

200,000 Somali people have been treated at two field hospitals and one polyclinic established by Turkish Health Ministry in Somali capital of Mogadishu in the last eight months.

987 Somali people underwent operations in hospitals, Dr. Musa Temel, head physician of field hospitals, told AA correspondent.

Temel recalled that they came to famine-stricken Somalia on August 19, 2011 and Turkish physicians achieved important successes since then.

150,000 tons of medication have been distributed to Somali people so far, he added.

Tarjumaad

“200,000 oo dadka Soomaaliyeed ah ayaa lagu daaweeyey laba isbitaal iyo goob bukaan eegto ah oo ay ka samaysay wasaarada Caafimaadka ee Turkiga magaalada Muqdisho sideedii bilood ee ugu danbaysay.

987 daddka Soomaaliyeed ah ayaa lagu qalay Isbitaaladaas, Dr. Musa Temel, madaxa qaybta bukaan eegtada ee Isbitaalka, ayaa u sheegay AA wartabinteeda.

Temel wuxuu xusay inay u yimaadeen abaarihii Soomaaliya ku dhuftay Agoosto 11, 2011 iyo dhakhaatiira Turkiga inay gaareen horumaro muhiim ah ilaa xiligaas.

Wuxuu ku daray, 150,000 oo tan oo daawo ah ayaa loo qaybiyey dadka Soomaaliyeed ilaa hada”

Shirku waa lacag la’aan dadka oo dhana waa u faranyahay. Faahfaahin intaa dheer fadlan fiiri, flayer-ka Mahadsanidin.

Somali Community Of Minnesota Welcomes and Thanks Turkey Ambassador of the United States Nimak Tan, April 28, 2012 at 3pm. Join us in thanking the Turkish Government and its people at the Minneapolis Convention Center. Thanks.

 


More information: 612- 242-9991, 612-466-0722

Xasan Dhooye

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 photo d1019_zpsd6e89ef6.jpg

 photo d957_zps95d4e5bc.jpg

 photo 418_zps00a9bdaf.jpg

 photo d980_zps364668f7.jpg

 photo d956_zps3607d2af.jpg

 photo d918_zps3d37f986.jpg

 photo d893_zps509b83f8.jpg

Photobucket

 photo d758_zps6b9a2433.jpg

 photo d771_zps51bdf753.jpg