Maanta iyo muuqaalka Muqdisho
Sawiradan waxay qeyb ka yihiin barnaamij aan ugu magac darnay maanta iyo muuqaalka Muqdisho. Sawirada aad aragtaan waxaa laga soo qaaday wadada Maka al-mukarama, inta u dhaxeysa isgoyska shaqaalaha ilaa iyo xarunta baarlamaanka.
Isgoyska shaqaalaha dagaalo badan ayaa ka dhacay waqtigii ay Al Shabaab joogeen magaalada Muqdisho. Dhismayaasha iyo horumarka ugu badan hadda wuxuu ka socdaa wadadan.
Daawasho wacan.
Advertisement























