Maanta iyo muuqaalka Muqdisho, Khamiis July 19
Sawiradan waxaa magaalada Muqdisho laga soo qaaday labo saac ka hor. Waxaa laga soo qaaday isgoyska Dabka iyo agagaarkiisa.
Waxaad dareemaysaa nabada iyo xasiloonida kusoo noqotay Muqdisho. Waxaa la dhahaa “A picture is worth a thousand words”.
Haddaba sida aad doonto ula sheekeyso sawirada una macneyso sheekadaas.
Advertisement























