Tuesday, May 21, 2013
   
Text Size

Maanta iyo muuqaalka Muqdisho, Sabti, July 21

Waa markale iyo barnaamijkii maanta iyo muuqaalka Muqdisho. Waxaa dhab ah in uu is badal deg deg ah ku socdo magaalada Muqdisho.

Waad wada maqasheen in qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho lagu xiray nalal, laakiin waxaa dhab ah in aadan weli arag sawir noocan oo kale ah oo laga soo qaaday nalalka uu wadooyinka geliyay Alle ha xafidee duqa magaalada Muqdisho isla markaana ah gudoomiyaha gobolka Banaadir Mr. Tarzan.

Nalalkan wax badan ayay ka badashay maskaxda dadka. Waxay soo celisay rajadoodii. Waxay tustay in laga bixi karo dhibaatada wadanka ku habsatay gaar ahaan caasimada Muqdisho.


Advertisement

 photo d993_zps33e549fc.jpg

 photo d957_zps95d4e5bc.jpg

 photo 418_zps00a9bdaf.jpg

 photo d980_zps364668f7.jpg

 photo d956_zps3607d2af.jpg

 photo d918_zps3d37f986.jpg

 photo d893_zps509b83f8.jpg

Photobucket

 photo d758_zps6b9a2433.jpg

 photo d771_zps51bdf753.jpg