Saturday, May 25, 2013
   
Text Size

Mo Farah oo markale u awood sheegtay ciyaaryahanadii dunida ugu fiicnaa


Mo Farah ayaa mar kale ku guuleystay bilad dahab ah. Wuxuu ku guuleystay orodka 5000 oo meter. Wuxuu hore ugu guuleystay 1000 oo meter.

Wuxuu noqday ciyaar yahankii ugu horeeyay taariikhda ee Ingiriiska orodada u matala oo ku guuleysta labo biladood oo dahab ah. Wuxuu kaloo noqday ciyaar yahankii ugu horeeyay ee ku dhasha Soomaaliya oo bilad dahab ah ka qaata ciyaaraha Olympic-kada.

David Beckham


Wuxuu shalay u awood sheegtay ciyaar yahanadii ugu dhiicnaa dunida ee orda orodka 5000 ee meter. Garoonka waxaa fadhiyay 80 kun oo qof oo dhamaantood u wada qeylinayay una taagnaa halyeyga Mo Farah. Waxaa garoonka fadhiyay oo dhinacooda ka qeylinayay dad caan ah oo uu ka mid ahaa David Beckham iyo qaar ka mid ah boqortooyada Ingiriiska.

Waxaa maanta lagu wadaa in uu la kulmo Ra’iisal Wasaaraha Ingiriiska David Cameron. Waxay ka wada hadli doonaan barnaamij lagu caawinayo Africa.

Usain Bolt


 photo d1019_zpsd6e89ef6.jpg

 photo d957_zps95d4e5bc.jpg

 photo 418_zps00a9bdaf.jpg

 photo d980_zps364668f7.jpg

 photo d956_zps3607d2af.jpg

 photo d918_zps3d37f986.jpg

 photo d893_zps509b83f8.jpg

Photobucket

 photo d758_zps6b9a2433.jpg

 photo d771_zps51bdf753.jpg