Wareysi ku saabsan lacag aruurinta ayaan la yeelanay ganacsade Cabdiraxmaan Ciise Kaahin

Ganacsatada gobolka Minnesota gaar ahaan maqaayadaha cuntada laga cuno iyo goobaha shaaha laga cabo ayaa wada barnaamij ay lacag ugu aruurinayaan abaaraha ba’an ee ka jira Soomaaliya. Barnaamijka waxaa la qabanayaa bisha April 7 waana hal maalin oo kaliya.

Lacagta waxaa loo dirayaa Soomaaliya. Abaarahan waxaa laga cabsanayaa in ay ku dhintaan dad lagu qiyaasay 6 milyan. Waa abaartii ugu weyneyd ee dunida ka dhacda tan iyo dagaalkii labaad ka dib. Fadlan maalintaas caruurtaada maqaayadaha cunto ka sii si aad u caawiso dadkaaga dhibaateysan. Lacagta 50% waxaa loo dirayaa dadka dhibaateysan.


http://www.dineoutsomalia.com

Ganacsiyada ka qeyb qaadanaya waxaa ka mid ah

African Paradise

Afro Deli St. Paul

Afro Deli Minneapolis

Alnoor

Baarakallah Restaurant

Cairo Grill

Dallo

Deg Deg (Karmel Village)

Deg Deg Saint Cloud

Deg Deg (Village Market)

Eden Prairie Halal

Franklin Restaurant

Hamdi Restaurant

Jubba Restaurant (Village Market)

Kaah

Karmell Restaurant

Kilimanjaro Restaurant

Kulan Restaurant (Village Market)

MashaAllah Restaurant

Quruxlow

Sahan Mall (Village Market)

Sanag restaurant

West Bank Restaurant

West Bank Groceries & Deli

Sagal Restaurant

Twin & Cities Deli & Coffee

Willo Restaurant (Karmel Village)

Barwaaqo Coffee (Village Market)

Capitol Cafe

Mapps Coffee

Xijaz Smoothies & Coffee (Village Market)

Sudi Coffee (Village Market)