Friday, May 24, 2013
   
Text Size

Daawo muuqaalkii maanta ee magaalada Muqdisho

Sawiradan aad daawaneysaan waxaa maanta laga soo qaaday magaalada Muqdisho. Waa nawaaxiga KM4. Meel walba waxaa ka socda dhismo.

Waxaa maanta la sheegay in ay magaalada dib ugu soo noqdeen dad lagu qiyaasay hal milyan. Baabuurta aad aragtaan waa baabuur beec ah. Waqtigii dagaalada ma jirin baabuur noocan oo kale ah oo magaalada lagu wato.

Is-badalka cusub ee Muqdisho kala soco maalin walba Mogadishu Times.

 


 

Advertisement

 photo d993_zps33e549fc.jpg

 photo d957_zps95d4e5bc.jpg

 photo 418_zps00a9bdaf.jpg

 photo d980_zps364668f7.jpg

 photo d956_zps3607d2af.jpg

 photo d918_zps3d37f986.jpg

 photo d893_zps509b83f8.jpg

Photobucket

 photo d758_zps6b9a2433.jpg

 photo d771_zps51bdf753.jpg