Hambalyo Abdirizak Alibos

Hambalyo hambalyo hambalyo, hambalyo Abdirizak Alibos. Weriyaha waxaa Minnesota ugu dhashay labo wiil oo mataano ah.
Waxaa loo bixiyay Rayan iyo Ridwaan. Alle haka dhigo kuwii wax tara waalidkooda, dadkooda, dalkooda iyo diintoodaba.





















