Maanta iyo muuqaalka Muqdisho, Jimco, July 20
Waxaad markale daawaneysaan barnaamijkii maanta iyo muuqaalka Muqdisho. Waxaa sawiradan maanta laga soo qaaday magaalada Muqdisho.
Maanta waa maalin Jimca ah, laakiin sida ka muuqata sawirada xeebta Liido waa cidlo. Waxaa sabab looga dhigay, waxaa maanta bilawday bisha barakeysan ee Ramadan.
Maalinta Jimcaha aad ayaa loo buuxi jiray xeebta.
Advertisement






















