Sunday, May 26, 2013
   
Text Size

Ciidamo tababar loo soo xiray

Waxaa tababar loo soo xiray 660 askari oo ka tirsan ciidamada xooga dalka. Waxay ku tababaranayeen xerada Amisom ee Jaziira.

Ciidama waxay tababar hore kusoo dhameysteen wadanka Ugaandha. Waxaa soo tababaray ciidamada Yurub.

Ciidamada Jaziira lagu tababarayay waxaa ku jiray 48 askari oo ah commandos. Waxay qaateen tababaro la xiriira dagaalada iyo sida loo galo meelaha lagu tuhmayo in ay ku jiraan argagixisada. Waxaa kaloo la baray aadaabta ciidamada iyo xaq dhowrka xaquuqda bini’aadamka.

Waxaa la filayaa in ay wax badan ka badalaan amaanka caasimada.


Advertisement

 photo d1019_zpsd6e89ef6.jpg

 photo d957_zps95d4e5bc.jpg

 photo 418_zps00a9bdaf.jpg

 photo d980_zps364668f7.jpg

 photo d956_zps3607d2af.jpg

 photo d918_zps3d37f986.jpg

 photo d893_zps509b83f8.jpg

Photobucket

 photo d758_zps6b9a2433.jpg

 photo d771_zps51bdf753.jpg