Wadooyinka magaalada Muqdisho oo la xiray

Waxaa maanta xiran dhamaan wadooyinka magaalada Muqdisho. Waxaa si gaar ah loo xiray oo la joojiyay dhaqdhaqaaqa gadiidka inta u dhaxeysa airporka ilaa iyo Madaxtooyada.

Maanta waxaa la caleemo saarayaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya mudane Xasan Sh. Maxamuud. Ciidamo farabadan oo hub culus wata ayaa lagu soo daadiyay wadooyinka magaalada Muqdisho.
Caleemo saarka madaxweynaha Soomaaliya kala soco Mogadishu Times.























