Tuesday, June 18, 2013
   
Text Size

Allstate Trucking Inc

 

Ka mid noqo oo la shaqee Allstate Trucking Inc.


Insurance: Ma bixineysid lagaamana rabo down payment. Bil kasta waxaad bixinaysaa lacagta ugu jaban.


Trailer: Waxaan heynaa Trailer raqiis ah oo aad bixinayso lacag jaban.


Loadadka: Haddii aad shaqo diyaar u tahay waxaad sameynaysaa lacagta ugu badan ee suuqa taala.

Lacagta: Lacagta aad shaqeysato waxaad ku qaadaneysaa 24 saac gudahood.


Shaqaalaha: Waxaa kula shaqeynaya shaqaale kaa caawinaya kuuna fududeynaya shaqadaada. Waa shaqaale yaqaana dhibaatada ku dhici karta driver-ka. Waa shaqaale hore wadada u saarnaa.


Parking: Waxaan idiin heynaa parking FREE ah, yes FREE oo ku yaala magaalada gudeheeda. Uma baahnid in aad truck-gaaga dhigato meel aanan safe ahayn oo magaalada ka fog.


Maxaad sugeysaa wac Allstate Trucking:


3355 Hiawatha Ave Suite # 115

Minneapolis, MN 55406

 

 

 

 photo D1056_zps6f77caa2.jpg

 photo d1032_zps3d9c209b.jpg

 photo 418_zps00a9bdaf.jpg

 photo d980_zps364668f7.jpg

 photo d956_zps3607d2af.jpg

 photo d918_zps3d37f986.jpg

 photo d893_zps509b83f8.jpg

Photobucket