Shirka ka socda London waxaa looga hadlayaa arimaha Soomaaliya. Arimo badan ayaa looga hadlayaa laakiin waxaa ugu muhiimsan dhanka dhisida ciidamada Soomaalida.

Waxaa la isku raacay in ciidamada Soomaalida ay la wareegi doonaan amaanka Soomaaliya waqtiga ay ciidamada Amisom bilaabi doonaan in ay ka baxaan Soomaaliya. Haddaba qodobadii la isku raacay waa kuwan  london-somalia-conference-2017-security-pact